Go’aano kasoo baxay Shir Xasaasi ah oo ka dhacay Madaxtooyada Somaliland

Shir maanta xarunta madaxtooyada Somaliland ku yeesheen saddexda xisbi siyaasadeed ee ka jira Somaliland ayaa laga soo saaray go’aano la xiriira xal u helida dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool. Madaxweynaha  Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa guddoomiyaya shirkan oo inta badan diirada lagu saaray xaalada Laascaanood iyo … Continue reading Go’aano kasoo baxay Shir Xasaasi ah oo ka dhacay Madaxtooyada Somaliland